BISHAARO! BISHAARO! BISHAARO!

WAXAA DADWEYNAHA SOOMAALIYEED EE KU NOOL DALKA SHIINAHA (CHINA) IYO KUWA GANACSIGA U TAGABA LALA SOCODSIINAYAA IN SHIRKADDA EUROSOMCHINA XAFIIS GANACSI KA FURTAY MAGAALADA GUANGZIN EE DALKA SHIINAHA.

SHIRKADDA EUROSOM WAXAY KUUGU SOO DHAWEYNEYSAA WAJI FURAN IYO HOWL WANAAGSAN OO KU CAJIB GELIYA KUUNA FUDUDEEYA GANACSIGA AAD U BAAHAN TAHAY EE DALKA SHIINAHA.

HADDABA HA MOOGAAN SHIRKADDA GANACSIGA EUROSOM.

WAXAAD KALA XIRIIRI KARTAA:

MILKIILAHA CABDI CALI MUUNIN AMA CABDULQAADIR OOBILEY:

EUROSOMACHINA OFFICE, GUANGZHOU COMMERCIAL CENTRE, No. 1 LU JING ROAD

TEL. 86-20-83593538 - FAX 86-20-83594862 E-MAIL EUROSOMA@GMAIL.COM
eurosomachina@gmail.com iyo www.eurosomachina.com

 

 

 

ruunkinet@london.com