|
OGEEYSIIS Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan ardayda waxbarashada jecel iyo Macaamiisha
in Machadka AMAL COMPUTER INSTITUTE & SERVICES
uu idin hayo waxbarasho tayo iyo barnaamijyo casri ah iyadoo
aad ku heli kartid qiimo macquul ah:
Waxaa dhamaan dadweynaha jecel isticmaalka Computer-ka la ogeysiinayaa inuu machadka Amal Computer Institute uu ku hayo Computer-ro kuwii igu danbeeyey caalamka oo cusub iyo kuwo gacantii labaad ah (Second Hand Computers) iyo qalabkooda dayactirka (Computer Accessories). Waxayna kala yihiin
Wixii faah faahin Dheeraad ah Waxaad kala xiriiri kartaa , Tel: 653577, 215991, 33854 E-Mail: dhaqan e_sheekh@hotmail, acis@banadir.net
|