Dayuuradaha Mareykanka oo ka qeyb qaaty duqeynta goobka ka mid ah Soomaaliya. Ruunkinet 09/01/07

Dayuuradaha dagaalka ee dowladda Mareykanka ayaa duqeeyay goobo ka mid ah Soomaaliya.

Dayuuradahan oo saldhig ka dhigtay xeebaha Soomaaliya ayaa sheegay in si xoog leh u garaacaya meelo ay ku tuhmayaan in ay ku sugan yihiin midowga maxaakiimta ee looga xoog roonaaday dagaal koonforta Soomaaliya ku dhex maray ciidamada Itoobiya iyo kuwa taageersan madaweynaha iyo ra'isul wasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Mas'uuliyiita Mareykanka ayaa qirtay in ay ka qeyb galeen duqeyntan ayagoo sheegay in ay la dagaalamayaa argagixisada Al Qaacidda ee sida ay sheegeen ku sugan Soomaaliya.

Cabdullahi Xuseen, Ruunkinet, London

 

 

ruunkinet@london.com